Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya 34 qof oo dheeraad ah oo Kenya ugu dhimatay COVID 19

34 qof oo dheeraad ah oo Kenya ugu dhimatay COVID 19

Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ayaa maanta diiwangalisay kiisas dhan 501 ee caabuq COVID 19 ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dhecaan dhan 6,879 .
Heerarka virus-ka ee Kenya maanta waxaa uu maraya boqolkiba 7.3 iyadoona inta dalka laga xaqiijiyay corona Virus ay dhan tahay 242,284.
“xaaladaha maanta Kenya laga helay 487 waa Kenyan halka 14 ay yihiin dad ajaanib ah .
312 bukaan ah ayaa ka soo kabsatay COVID 19 , bogsashada guud ayaa tan ka dhigaysa 230,407.
Halka 24-kii saac ee u dambaysay 34 qof ay u dhinteen Virus,dhimashada guud ayaa tan ka dhigtay 4,864.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments