Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya MD Farmaajo oo ka hor yimid xilka qaadistii rw Rooble ee wasiir...

MD Farmaajo oo ka hor yimid xilka qaadistii rw Rooble ee wasiir Xundubeey

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad Cabdullahi Farmaajo ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis uu Rw Rooble ku sameeyay wasiirka amniga gudaha Xasan Xundubeey.
MD Farmaajo ayaa sheegay in dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka uu dhigayo awoodaha Madaxweynaha waxaa ka mid ah inuu xilka ka qaadayo Wasiirrada, Wasiiru-dowleyaasha, iyo Wasiir-ku-xigeennada, markuu soo jeediyo Wasiirka Koowaad.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xil ka qaadista wasiirka amniga gudaha aysan ku imaanin sifo sharci ah, sidaas darteedna aysan dhaqan gal ahayn.
Rw Rooble ayaa xilka wasiirka amniga u magacaabay xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur, isagoo aan sheegin inuu xilka ka qaaday ama uu iscasilay wasiir Xundubeey.
Arrintan ayaa sii xoojinaysa khilaafka u dhexeeya labada mas’uul ee ugu sarreeya dowladda Federaalka Soomaali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments