Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 22 qof oo loo maxkamadeynayo weerarro 2015-kii ka dhacay Faransiiska

22 qof oo loo maxkamadeynayo weerarro 2015-kii ka dhacay Faransiiska

Waxaa magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska ka socoto dacwad ay wajahayaan 22 qof oo eedeysanayaal ah.
Shakhsiyaadkan ayaa lala xiriirinayaa weerarro dhimasho sababay oo magaaladaasi ka dhacay 13-kii bishii 11-aad ee sanadkii 2015-kii.
Falalkaasi ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen 130 qof halka boqolaal kalena la dhaawacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments