Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xildhibaankii hore ee deegaanka waqooyiga Laikipia oo xabsiga loo taxaabay

Xildhibaankii hore ee deegaanka waqooyiga Laikipia oo xabsiga loo taxaabay

Waxaa xabsiga loo taxaabay mudinihii hore ee deegaanka waqooyiga Laikipia Mathew Lempurkel oo su’aallo laga weydiinaya iskudhacyada ka jiro dowlad deegaankaasi.
Mr .Lempurkel ayaa saaka laga qabtay hooygiisa xaafadda Ongata Rongai sida uu xaqiijiyay George Natembeya oo ah isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments