Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka Dadajabula ee Wajeer oo ka hadlay tallaabo uu shalay qaaday barasaabkii...

DHAGEYSO:Wakiilka Dadajabula ee Wajeer oo ka hadlay tallaabo uu shalay qaaday barasaabkii hore ee ismaamulkaasi

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Dadajabula ee ismaamulka Wajeer Aadan Buunow Xuseen ayaa ka hadlay tallaabo shalay la sheegay in barasaabkii hore ee dowlad deegaankaasi Maxamad Cabdi Maxamuud uu si awood ah ugu galay xafiiska guddoomiyaha.
Waxaa uu xusay in arrinkaasi aan loo baahneyn oo ay lagama maarmaan tahay in dastuurka loo wada hoggaansamo.
Wakiilka Dadajabula ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in ciidamada ammaanka ay qaadi doonaan tallaabo degdeg ah oo ay kaga falcelinayaan burbur uu guddoomiyaha hadda talada haya ee Wajeer Axmad Cali Mukhtaar sheegay in shalay xafiiskiisa la gaarsiiyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments