Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:22 guri oo lagu gubay ismaamulka Laikipia

DHAGEYSO:22 guri oo lagu gubay ismaamulka Laikipia

Waxaa degmada Ol-moran ee ismaamulka Laikipia dab lagu qabadsiiyay guriyo gaaraya 22 halka ay barakaceen 150 qof.
Isku duwaha ammaanka ee gobolka Rift Valley Mr. George Natembeya oo warbaahinta kula hadlay Nakuru ayaa sheegay in la sii wadaya howlgallada ammaanka lagu sugaya.
Waxaa uu dadweynaha guriyahooda ka qaxay ka codsaday inay dib u soo laabtaan isagoo u xaqiijiyay in aan la dhibaateyn doonin.
Mr. Natembeya oo warbaahinta faahfaahin ka siiyay saameynta ka dhalatay falalka amni darrada ee halkaasi ka jiro ayaa yiri.

Amni darrada Laikipia ayaa salka ku haysa dhaca xoolaha iyo khilaaf u dhexeya xoolo dhaqatada iyo beeralayda.
Qaar ka mid ah dadka barakacay ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments