Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Boolis lagu eedeyay inay labo wiil ku dileen Embu oo codsaday in...

DHAGEYSO:Boolis lagu eedeyay inay labo wiil ku dileen Embu oo codsaday in damaanad lagu siidaay

6 ka mid ah ciidamada ammaanka ee dalka oo loo haysto inay ka dambeeyeen dil ismaamulka Embu loogu gaystay labo wiil oo walaalo ahaa ayaa garsooraha maxkamadda Milimani ka codsaday inay damiin ku siidayso.
Waxay horay iskaga fogeyeen eedeynta loo jeediyay iyagoo sheegay in wiilasha ay iska tureen baabuur si xowli ah u socday kadib markii la qabtay maadaama aynan u hoggaansamin amarka bandowga ee habeenkii.
Qareenka matalaya eedeysanayaasha Danstan Omari ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay codsiga dammaanadda ee ay gudbiyeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments