Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Garissa oo laga roob-doonay

DHAGEYSO:Garissa oo laga roob-doonay

Masaajidda magaalada Garissa ayaa shalay lagu tukaday salaad roob doon ah oo Alle lagu baryayay ka dib saameyn ka dhalatay abaarta daba dheeraatay in kastoo maalmahanba uu masaajiddada ka socday Alle bariga.
Sheekh Xuseen Cabdullahi waa imaamka masjidka wayn ee Ibnul Qayim ee magaalada Garissa waxaa uuna muslimiinta ugu baaqay inay Alle u towbad keenaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments