Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Hoggaamiyaha mucaaradka Afghanistan oo diyaar u ah inuu wada-hadal la yeesho Taalibaan

Hoggaamiyaha mucaaradka Afghanistan oo diyaar u ah inuu wada-hadal la yeesho Taalibaan

Hoggaamiyaha koox mucaarad ah dalka Afghanistan ee ka soo horjeeda ciidamada Taalibaan ee gobolka Panjshir Axmad Mascuud ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal la furo kooxda Taalibaan ee bartamihii bishii hore la wareegtay hoggaanka dalkaasi.
Waxaa uu sidoo kale Mascuud soo dhaweeyay soo jeedino ka yimid culimada oo ah in la yeesho wada xaajood lagu soo afjarayo dagaallada.
Axmad Mascuud oo ah madaxa (NRFA)ayaa go’aanka uu qaatay ku shaaciyay barta Facebook-ga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments