Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto oo ballanqaaday inuu dhameystiraya mashaariicda Jubilee

DHAGEYSO:Ruto oo ballanqaaday inuu dhameystiraya mashaariicda Jubilee

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa xilli uu maanta ku sugnaa ismaamulka Murang’a ee gobolka bartamaha dalka sheegay in hadii sanadka 2022-ka loo doorto xilka madaxweynenimo ee Kenya uu dhameystiri doono mashaariicda horumarineed ee uu hakadka ku yimid sida uu hadalka u dhigay ka dib markii ay bishii saddexaad ee sanadkii 2018-kii heshiiyeen madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.

Waxaa uu dhanka kale dalbaday in raaligelin laga bixiyo saameynta ku timid fulintii qorshayaashii horumarineed ee dowladda dhexe heshiiskii taariikhiga ahaa awgii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments