Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Tacaddiga dumarka oo ku soo badanaya xeryaha Dadaab

DHAGEYSO:Tacaddiga dumarka oo ku soo badanaya xeryaha Dadaab

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ku soo badanaya dhibaatooyinka iyo tacaddiyada dumarka loogu geysto baraha bulshada sida in muuqaallo aan anshaxa waafaqsanayn laga duubo oo baraha bulshada lagu faafiyo taasoo ay aad walaac uga muujiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada.
Qaar ka mid ah shacabka xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ayaa ka hadlay sida loo yareeyn karo xadgudubyada saameeya dumarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments