Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay la tacaalidda baahiyaha caafimaad

DHAGEYSO:Raila Odinga oo ka hadlay la tacaalidda baahiyaha caafimaad

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la xaqiijiyo sidii dhammaan kenyaanka ay ku heli lahayeen adeegyo caafimaad oo wax ku ool ah.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in qaar ka mid ah shacabka ay culeyso dheeraad ah kala kulmaan in looga adeego isbitaallada wadanka.
Mr. Odinga ayaa ku celceliyay in ilaa iyo hadda ay jiraan arrimo ay hiigsanayeen halyeeyadii u soo dagaallamay xornimada wadanka oo aan weli lagu guulaysan.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay in qoysaska loo diido inay aasaan qofka bukaanka ee geeriyooday maadaama lagu leeyahay qarashaadka isbitaalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments