Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Sacuudiga oo qabtay gantaallo uu kooxda Xuutiyiinta ku eedeyay inay adeegsanayeen

Sacuudiga oo qabtay gantaallo uu kooxda Xuutiyiinta ku eedeyay inay adeegsanayeen

Ciidamada ammaanka ee boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen saddex gantaal oo la rumeysan yahay inay soo tuurtay kooxda Xuutiyiinta.
Waxaa uu bartilmaameedsiga weerarkan ahaa gobolka bari ee boqortooyada oo hodon ku ah shidaalka iyo magaalooyinka Najran iyo Jazan ee dhanka koonfureed.
In kastoo aynan jirin cid sheegatay mas’uuliyadda falkan haddana Sacuudi Carabiya ayaa dusha ka saartay Xuutiyiinta ka soo horjeeda dowladda Yemen ee uu dagaalka kala dhexeyay tan iyo sanadkii 2015-kii.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments