Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Baaritaan lagu haayo eedeysanayaal lagu qabtay lacago been abuur ah

Baaritaan lagu haayo eedeysanayaal lagu qabtay lacago been abuur ah

Waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa xaafadda Kileleshwa ee magaalada Nairobi ku qabtay saddex eedeysanayaal oo la rumeysan yahay in ay qayb ka yihiin dadka sameeya lacagaha been abuurka ah.
Waxaa eedeysanayaasha magacyadooda lagu sheegay Cabdulasis Ibraahim Xasan oo 54 sano jir ah, Dorcas Ntoya oo 34 iyo Arum Bob Busimbi oo da’adiisu lagu sheegay 26 sano jir ah.
Sida laga soo xigtay waaxda DCI -da, saddexda eedeysane ayaa lagu helay lacago been abuur ah oo ah kuwa la dhaqo.
Lacagaha lagu qabtay ayaa ah kuwa gudaha iyo dibadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments