Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya IEBC oo racfaan ka qaadatay go’aan ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa...

IEBC oo racfaan ka qaadatay go’aan ka soo baxay maxkamadda ugu sarreysa dalka

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada wadanka ee IEBC ayaa gudbiyay dacwad uu kaga soo horjeedo go’aan horay uga soo baxay maxkamadda Supreme Court.
Go’aankan ayay garsoorayaasha ku dhawaaqeen 30-kii bishii siddeedaad ee sanadkan wuxuuna qeexayay tirada IEBC looga baahan yahay si ay u qaadato go’aamo masiiri ah.
Maxkamadda ayaa kooramka lagama maarmaanka ee guddiga ku sheegtay 4 xubnood.
Hasa ahaate IEBC ayaa arrinkan dood ka soo saartay.
Guddiga ayaa sidoo kale dalbanaya in maxkamadda ugu sarreysa dalka uu faahfaahiyo waajibaadka dastuuriga ee la xiriira jaangoynta xuduudda deegaan baarlamaneedyada wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments