Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka 8 macdan qodoto ah oo ku dhimatay Burkina Faso

8 macdan qodoto ah oo ku dhimatay Burkina Faso

Wararka naga soo gaaraya dalka Burkina Faso ayaa sheegaya inay halkaasi ku dhinteen 8 qof oo ka mid ahaa 40 macdan qodoto.
Tani ayaa timid ka dib markii ciidamada ammaanku ay sunta dadka ka ilimeysiisa ay u adeegsadeen goob ay dadkan ku sugnaayeen taasoo sababay in qaar ka mid ah uu naqasku ku dhago ugu dambeyna dhintaan.
Dacwad oogaha guud ee dalka Burkina Faso Wendyam Lambert Sanfo ayaa bayaan ku sheegay in dadkan ay qaab sharci darro ah macdan ku soo daarayeen.
Sidoo kale afar qof ayaa loo xiray inay gubeen baabuur taallay meesha ay dhibaatadani ka dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments