Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wasiirka tacliinta oo digniin u diray maamulayaasha dugsiyada sare

Wasiirka tacliinta oo digniin u diray maamulayaasha dugsiyada sare

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa maamulayaasha dugsiyada sare uga digay inay diidaan diiwaangelinta ardayda doonaya inay ku biiraan fasalka koowaad balse caqabado wajahaya.
Waxaa uu wasiirku amray in ardayga la qaabilo xita hadii uunan soo dhameystiran qarashaadka dugsiyada lagu dhigto sidoo kale hadii uunan haysan dareeska ardayda.
Prof.Magoha ayaa carrabka ku adkeeyay in aynan jirin caqabad loo cuskan karo inaan si buuxda loo dhaqangelin qorshaha dowladda dhexe ee ah in ardayda dhameeyay dugsiyada hoose dhexe ay u gudbaan heerka xiga ee waxbarashada.
Wasiirka ayaa waalidiinta kula taliyay inay warbixin u gudbiyaan hadii maamulaha dugsigu uunan amarkan u hoggaansamin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments