Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka New York oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah

New York oo looga dhawaaqay xaalad degdeg ah

Maamulka magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib daadad halkaasi saameeyay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in amarkan kani la mid ah laga soo saaray magaalada New Jersey ee dalkaasi.
Duqa New York Kathy Hochul ayaa barta Twitter-ka ku sheegay in xaaladda degdegga ah looga gol leeyahay in wax looga qabto dhibaatada halkaasi ka dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments