Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay Jubada Hoose

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay Jubada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayaan dagaal degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig AMISOM ku leeyihiin deegaanka Kudhaa ee Gobolka Jubbada Hoose.
Dadka degaanka ayaa sheegay in dagaalkaas uu khasaare kala duwan kasoo gaaray labada dhinac iyo dad rayid ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaananka lagu dagaalamay ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay sheegayaan in Ciidamada AMISOM ay halkaasi ka wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo AL-shabaab ka dhan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments