Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO: Wasiirka caafimaadka Wajeer oo shacabka ugu baaqay inay ka taxadaraan COVID19

DHAGEYSO: Wasiirka caafimaadka Wajeer oo shacabka ugu baaqay inay ka taxadaraan COVID19

Iyadoo caabuqa corona uu ku sii faafaya gudaha dalka ayuu wasiirka wasaaradda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer Ismaaciil Sheekh Isaaq waxaa uu dadweynaha ugu baaqay inay ka taxadaraan halista cudurka COVID19.
Waxaa uu shacabka si gaar ah waayeellada iyo kuwa qabo xanuunnada gaarka ah kula taliyay inay qaataan daawooyinka tallaalka.
Wasiirka oo faahfaahinaya xaaladaha cudurka ee Wajeer iyo halka uu tallaalka ka dhanka ah maraya ayaa yiri .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments