Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka gobolka banaadir oo digniin u diray qaar ka mid ah isbitaalada...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka banaadir oo digniin u diray qaar ka mid ah isbitaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku amray maamullada isbitallada Jaziira iyo Yardameeli ee magaalada Muqdisho inay mudo todobaad gudihiis ah ku soo warijiyaan maamulka labada Isbitaal.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo warbaahinta magaalada Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in labadaan isbitaal oo ah kuwo loogu talagalay inay shacabka si bilaasha ah ugu adeegaan la ogaaday inay hab ganacsi ku shaqeeyaan sidaas darteedna maamulka gobolku go’aansaday in gabi ahaanba laga wareejiyo masuuliyiinta hada gacanta ku haysa maamul cusubna loo magacaabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments