Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wiil dhalinyaro kenyaan ah oo ku xirnaa dalka Sacuudiga oo xuriyadiisa...

DHAGEYSO:Wiil dhalinyaro kenyaan ah oo ku xirnaa dalka Sacuudiga oo xuriyadiisa dib u helay

Wiil dhalinyaro ah oo ka soo jeeda magaalada mombasa oo mudo 8 bilood ah ku xirnaa wadanka sucuudiga ayaa maanta magaalada mombasa lagu soo dhaweeyay ka dib markii la soo sii dayay iyadoo ay warbaahinta kenya oo ay star ka mid tahay ay asbuucii hore baahisay Warkiisa
Mohamed abdi bootaan ayaa warbixintan Mombasa inooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments