Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ehellada dadkii lagu laayay Golweyn oo ku bannanbaxyo Muqdisho si marxuumiintooda ay...

DHAGEYSO:Ehellada dadkii lagu laayay Golweyn oo ku bannanbaxyo Muqdisho si marxuumiintooda ay caddaalad u helaan

Waxaa muddo 23 cisho oo meydadka dadkii ciidanka AMISOM ay ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose koonfurta dalka Soomaaliya, ay wali ku jiran faranjiyeerro ama dallaagad.
Ehellada dadka ay dileen ciidamada AMISOM ayaa si joogta ah ugu banaanbaxayaan waddooyinka caasimadda wadanka Soomaaliya ee Muqdisho si marxuumiintu ay caddaalad u helaan.
Waxaa ay madaxweynaha Soomaalia iyo Rw Rooble ugu baaqeen inay wax ka qabtaan arrinkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments