Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Hanti dhowraha qaranka oo su'aal gelisay maareynta miisaaniyadda maamulka ICT-da

Hanti dhowraha qaranka oo su’aal gelisay maareynta miisaaniyadda maamulka ICT-da

Hanti dhowraha guud ee dalka Nancy Gathungu ayaa su’aal gelisay qaabka maamulka warfaafinta iyo isgaarsiinta ee (ICTA) uu u adeegsaday dhaqaale dhan 123.9 milyan oo shilin.
Miisaaniyaddan ayaa maamulka lagu wareejiyay sanad maaliyadeedkii 2019-2020-kii.
Waxay sheegtay in maamulka ICTA uunan warbixin faahfaahsan u gudbin wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta howlaha qaranka.
Waxay tani micnaheedu tahay in maamulka qaabilsan adeegyada warfaafinta iyo isgaarsiinta uu ka soo jawaabo eedeynta loo jeediyay ee ah in sida habboon uunan u isticmaalin qiimaha lacageed ee la shaaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments