Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xildhibaankii hore ee deegaanka Likoni oo geeriyooday

Xildhibaankii hore ee deegaanka Likoni oo geeriyooday

Waxaa lagu soo warramayaa inuu gor dhow geeriyooday xildhibaankii hore ee deegaanka Likoni ee ismaamulka Mombasa Saalim Khaliif Mwavumo.
Waxaa uu saaka ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Kizingo, ee dowlad deegaanka Mombasa.
Waxaa geeridiisa xaqiijiyay ganacsadaha reer Mombasa Suleiman Shahbal isaga tacsi u diray qoyskii uu ka baxay marxuumka.
Marxuumka ayaa soo noqday xildhibaanka deegaanka Likoni intii u dhaxeysay sanadihii 1992-1997 isagoo ka tirsanaa xisbiga Ford Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments