Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Gobolka New South Wales ee Australia oo laga xaqiijiyay 1,218 ah xaaladaha...

Gobolka New South Wales ee Australia oo laga xaqiijiyay 1,218 ah xaaladaha cusub ee COVID-19

Maamulka caafimaadka ee gobolka New South Wales ee dalka Australia oo ay ku nool yihiin shacabka ugu tirada badan wadankaasi ayaa maanta diiwaangeliyay xaaladaha cusub ee cudurka COVID-19 oo gaaraya 1,218.
Tiradan ayaa maalin ka hor ahayd 1,035 sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaasi.
Sidoo kale waxaa faraca cudurka ee Delta u dhintay 6 qof oo dheeraad ah.
Bartamihii bishii lixaad ee sanadkan ayay ahayd markii Delta Variant laga xaqiijiyay gobolka New South Wales ee Australia.
Waxaa hadda caabuqa corona la xanuunsan oo isbitaallada ku jiro
813 bukaan oo 126 ka mid ah lagu daryeelaya qaybaha degdegga ee ICU-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments