Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay inuusan dan ka lahayn qaybta ciidamada...

DHAGEYSO:William Ruto oo sheegay inuusan dan ka lahayn qaybta ciidamada ee ilaaliyo

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay inaysan muhiimad gaar ah u lahayn ciidamada isaga ilaaliyo hadii ay yihiin booliska qaabilsan maamulka ee AP-da ama saraakiisha sida gaarka ah u tababaran ee GSU-da.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay inuunan wax dhibaato ah ku qabin hadii ciidamada loo wareejiyo meel kale oo ay amniga sugayaan.
Ruto ayaa hoosta ka xariiqay in aan loo baahneyn in la kala qaybiyo ciidamada ammaanka siyaasad awgeed.
Waxaa uu ku celceliyay inay lagama maarmaan tahay in mudnaanta koowaad la siiyo xallinta caqabadaha ay Kenyaanka wajahayaan oo ay ka mid tahay shaqo la’aanta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments