Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Laba qof oo ku dhimatay dab ka kacay ismaamulka Kirinyaga

DHAGEYSO:Laba qof oo ku dhimatay dab ka kacay ismaamulka Kirinyaga

Dabka ka kacay magaalada Kerugoya ee ismaamulka Kirinyaga ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen 2 qof oo uu ka mid yahay ilmo dhalan 3 bilood.
Dabkan oo kacay xalay ayaa waxaa uu gubay in ka badan 30 guri.
Dadka deegaanka oo cambaareeyay dhacdadan ayaa sheegay in waaxda dab damiska ee ismaamulkaas ay ka gaabiyeen shaqadooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments