Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Odayaasha beesha Garre “Kursigeena aqalka sare ee K/Galbeed waxaa loo afduubay wasiirka...

DHAGEYSO:Odayaasha beesha Garre “Kursigeena aqalka sare ee K/Galbeed waxaa loo afduubay wasiirka gaashandhigga Soomaaliya”

Odayaasha mid ka mid ah beelaha degga deegaanada K/Galbeed ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in kursigii aqalka sare ay ku lahaayeen loo afduubay wasiirka gaashaan-dhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo aan iyaga matalin sida ay hadalka u dhigeen.
Waxaa ay xuseyn in wasiirka uu kasoo jeeda gobolka waqooyi bari ee Kenya gaar ahaan magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera.
Mar ay arrimahan ka hadlayeen ayaa waxaa hadalladoodi ka mid ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments