Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Puntland iyo dowlad deegaanka soomaalida oo heshiis kala saxiixday

Puntland iyo dowlad deegaanka soomaalida oo heshiis kala saxiixday

Maamulada Puntlanda iyo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa gaaray heshiis ka dib kulamo maalmihii lasoo dhaafay uga socday magaalada Goldogob ee gobolka Mudug.
Heshiiskaan ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka Amniga ee labada maamul iyo wada shaqeynta laamaha Amniga.
Waxaa kaloo ka mid ah sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen ka hortagga sicir bararka iyo canshuuraha laga qaado bar xuduudeedkaa, iyo ka hortagga deegaameyn cusub oo halkaasi laga sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments