Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Soomaaliland oo sheegtay talaabooyin adeegyada caafimaadka lagu hormarinayo

DHAGEYSO:Soomaaliland oo sheegtay talaabooyin adeegyada caafimaadka lagu hormarinayo

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Soomaaliland ayaa waxay daahfureen Barnaamijyo lagu hormarinayo adeegyada caafimaadka deegaanada bariga waxayna sheegeen inay ka faa’iidaysan doonaan dhamaan bulshada deegaanadaas.
Daahfurka Barnaamijkaan oo ka dhacay Magaalada Burco ayaa waxaa ka hadlay Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Caafimaadka Soomaaliland ee Gobolada Togdheer Sool Iyo Sanaag waxayna sheegeen inay qayb ka tahay qorshaha qarank ee caafimaadka Soomaaliland shanta sano ee Soo socota.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments