Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Faadumo Geedi oo sheegtay in ansaxinta miisaaniyadda Wajeer aan lagu saleyn baahiyaha...

DHAGEYSO:Faadumo Geedi oo sheegtay in ansaxinta miisaaniyadda Wajeer aan lagu saleyn baahiyaha jiro

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Faadumo Geedi Cali ayaa dhaliil u jeedisay wakiillada laga soo doortay deegaanada hoose ee dowlad deegaankaasi oo dhawaan ansaxiyay miisaaniyad sanadeedka 2021-2022-ka.
Waxay carrabka ku dhufatay in wakiillada aynan mudnaanta koowaad siin baahiyaha ugu wayn ee ay hadda shacabku wajahayaan ee dhanka caafimaadka iyo biyaha maadaama Wajeer ay ka mid tahay ismaamullada ay abaartu saameysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments