Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo daahfurtay Barnaamij Xogaha Ganacsiga lagu kaydinayo

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo daahfurtay Barnaamij Xogaha Ganacsiga lagu kaydinayo

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay barnaamijka Xog-keydiyaha Ganacsiga dalka Soomaaliya.
Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo dowlada Soomaaliya ka tirsan ayaa ka qaybgalay munaasabada lagu soo bandhigayay xog-kaydiyaha ganacsiga Soomaaliya waxayna dhamaantooda hoosta ka wada xariiqeen muhiimadiisa iyo sida uu qayb weyn uga qaadanayo xitaa arimaha la xiriira qorshaha socda ee dayn cafinta Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments