Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Xildhibaanada Jubbaland oo sheegay inay sida habboon u soo xusheen xubnaha aqalka...

DHAGEYSO:Xildhibaanada Jubbaland oo sheegay inay sida habboon u soo xusheen xubnaha aqalka sare

Qaar ka mid ah xildhibanada maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay qaabkii ay ku soo xusheen dhawaan qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya oo lagu soo xushay magaalada Kismaayo.
Waxay shaaca ka qaadeen in habraac wanagsan ay u mareen arrinkaas.
Mas’uuliyiinta oo la hadlay warbaahinta Star ayaa iska fogeeyay inay wax ku soo doorteen qaab qaldan waxayna sheegeen inay soo xusheen dadkii u qalmay sida ay hadalka u dhigeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments