Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Tarbaj oo raaligelin ka bixiyay shaqaaqooyin shalay dhacay

DHAGEYSO:Wakiilka deegaanka hoose ee Tarbaj oo raaligelin ka bixiyay shaqaaqooyin shalay dhacay

Wakiilka deegaanka hoose ee Tarbaj ee ismaamulka Wajeer Ciise Garoore ayaa raaligelin ka bixiyay awood uu sheegay in ciidamada ammaanka ay shalay u adeegsadeen shacab ka soo horjeeday ansaxinta miisaaniyadda dhaqaale ee dowlad deegaankaasi.
Waxaa uu arrin laga xumaado ku tilmaamay in bannaan bixii dadweynaha iyo ururrada bulshada uu dhaawac sababay.

Wakiilka Tarbaj ayaa sidoo kale faahfaahiyay muhiimadda ay leedahay inay shalay ansaxiyeen miisaaniyad sanadeedka ismaamulka Wajeer ee sanadka 2021-2022-ka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments