Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya SAWIRRO:Madaxa xisbiga Wiper oo iska xaadiriyay xarunta dhexe ee dambi baarista

SAWIRRO:Madaxa xisbiga Wiper oo iska xaadiriyay xarunta dhexe ee dambi baarista

Hoggaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa maanta tagay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da.
Tani ayaa timid ka dib markii siyaasigan lagu amray inuu isa soo xaadiriyo.
Waxaa Kalonzo wehelinayay qareenadiisa oo ay ka mid yihiin senatarka ismaamulka Siaya James Orengo, dhigiisa Makueni Mutula Kilonzo Junior iyo shacri yaqaano kale.
Mas’uuliyiintan ayaa la filayaa inay warbaahinta la hadlaan galinka dambe ee maanta si ay faahfaahin uga bixiyaan sababta ay halkaasi u tageen.
Bishii koowaad ee sanadkan ayay ahayd markii saraakiisha waaxda dambi baarista ay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Kalonzo Musyoka su’aallo ka weydiiyeen eedeymo oo jeediyay oo ahaa inuu qaab boob ah ku qaatay dhul ku yaalla deegaanka Yatta ee ismaamulka Machakos.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments