Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Nuurdiin Xaaji oo beeniyay war laga faafiyay

Nuurdiin Xaaji oo beeniyay war laga faafiyay

Waaxda dacwad soo oogidda dalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war la sheegay in laga soo xigtay agaasimaha waaxdaasi Nuurdiin Xaaji.
Qoraalka la iska beeniyay ayaa muujinaya in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu saxiixay lacagihii loo adeegsaday dhismaha biyo xireenada Arror iyo Kimwarer ee gobolka Rift Valley.
Mashruucan ayaa horay dood u abuuray ka dib markii ay fadeexad ka dhalatay.
Hasa ahaate waaxda uu hoggaamiyo Nuurdiin Xaaji ayaa si cad u sheegtay in lagu been abuurtay oo aynan qoraalkaasi soo saarin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments