Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamukunji oo doonayo in su’aalo la weydiiyo Mike Sonko

DHAGEYSO:Xildhibaanka Kamukunji oo doonayo in su’aalo la weydiiyo Mike Sonko

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Kamukunji oo ay xaafadda Islii ka tirsan tahay ee ismaamulka Nairobi Yuusuf Xassan ayaa tagay xarunta booliska ee Pangani isagoo gudbiyay farriin cabasho ah.
Waxaa uu doonaya in barasaabkii hore ee caasimadda dalka Mike Sonko lagula xisaabtamo qoraal uu 23-kii bishan soo dhigay bartiisa rasmiga ee Twitter-ka.
Yuusuf Xasan ayaa xusay inu qoraalka Sonko laga dheehan karo inuu garanayo shakhsiyaadkii ka dambeeyay weerarkii 2012-kii ee lagu dhaawacay mudanaha Kamukunji taasina aan la fududeysan karin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments