Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynihii hore ee Chad oo geeriyooday isagoo xabsi ku jiro

Madaxweynihii hore ee Chad oo geeriyooday isagoo xabsi ku jiro

Waxaa lagu soo warramayaa in madaxweyinihii hore ee dalka Chad Hissène Habré oo ku jiray xabsi ku yaalla wadanka Senegal ka dib markii la la xiriiriyay dambi dagaal uu geeriyooday isagoo 79 sano jir ah.
Waxaa arrinkan warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka wasaaradda cadaaladda ee dalka Senegal Maalik Sal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments