Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka DHAGEYSO:Wafdi xildhibaano ka socdo Kenya oo gaaray Jigjiga

DHAGEYSO:Wafdi xildhibaano ka socdo Kenya oo gaaray Jigjiga

Waxaa magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya galinkii dambe ee shalay gaaray wafdi xildhibaano ah oo ka socdo Kenya gaar ahaan gobolka waqooyi bari.
Siyaasiyiintan ayaa lagu wadaa inay kulamo la qaataan madaxda ugu sare ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa faahfaahinaya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments