Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga “Waxaan diyaar u ahay inaan la loolamo Ruto doorashada guud...

DHAGEYSO:Raila Odinga “Waxaan diyaar u ahay inaan la loolamo Ruto doorashada guud ee 2022-ka”

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa u xaqiijiyay taageerayaashiisa in sanadka dambe ee 2022-ka uu jagada ugu sarreysa ee dalka kula tartami doono William Ruto oo hadda ah ku xigeenka madaxweynaha wadanka.
Mr. Odinga ayaa sheegay in hadii maxkamadda racfaanka ay qorshaha BBI daaqadda ka tuurtay, ay jiraan waddooyin kale ay ku helayaan hadafkii geddisocodka la doonayay in wax looga beddelo xeerarka wadanka.
Waxaa uu sheegay in haatan uu diiradda saaraya arrimaha la xiriira ee doorashada guud sanadka soo socda, maadama BBI ay meesha ka baxday.
Mar uu arrimahan ka hadlay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayuu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments