Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay in ay xiri doonto jaamacaddaha qaar

DHAGEYSO:Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay in ay xiri doonto jaamacaddaha qaar

Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Carab ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan in ay Albaabada u laaban jaamacaddaha ku yaalla Muqdisho, kuwaasoo oo aan buuxin shuruudaha wasaaradda waxbarashada.
Waxaa uu sheegay in dhammaan Ardayda Soomaaliya ay u baahan yihiin jaamacado tayo maadaama ay dhiibayaan lacag sidaas darteeda lasoo reebi doono kaliyaha kuwo tayada wanaagsan.
Wasiirka ayaa tilmaamay in ay diwaangaliyeen dhammaan jaamacaddaha ku yaalla haddana ay wadaan qiimeynta heerka tayada waxbarashada.
Waxaa uu xusay in ay qorsheynayaan in ay xiraan ka hor doorashada kuwo liita ee aan buuxin shuruudihii looga baahnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments