Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Taaliban oo sheegtay inaysan jirin ajaanib la afduubtay

Taaliban oo sheegtay inaysan jirin ajaanib la afduubtay

Sarkaal ka tirsan kooxda Taalibaan ayaa sheegay in aysan jirin ajnabi la afduubtay, balse ay jiraan kuwa qaarkood oo su’aalo la weydiiyay.
Taaliban ayaa xustay inay jiraan ajaaniib su’aalo la weydiinayo ka hor inta ay dalka Afghanistaan ka bixin.
Waxaa ayna sheegeen in dagaalyahanada Taliban ay is xakameynayaan
Kooxda Daalibaan ayaa iska fogeysay mas’uuliyadda khalalaasaha ka jira garoonka diyaaradaha ee Kabul.
Waxaa ay sheegeen in reer Galbeedku ay yeelan karaan qorshe ka wanaagsan sida ay u doonayaan inay uga baxaan Afghanaistan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments