Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maxay gobolka waqooyi bari uga dhigan tahay go’aankii ay maxkamadda racfaanka meesha...

DHAGEYSO:Maxay gobolka waqooyi bari uga dhigan tahay go’aankii ay maxkamadda racfaanka meesha uga saartay BBI?

Suleymaan Bashiir Saalax oo ah qareen soomaaliyeed oo wareysi siiyay warbaahinta Star ayaa inooga warbixiyay waxa ay uga dhigantahay gobolka waqooyi bari amarkii ay shalay maxkamadda racfaanka daaqadda uga tuurtay qorshihii la doonayay in wax looga beddelo xeerarka wadanka ee BBI

Dhanka kale waxaa uu sheegay in BBI-da meesha laga saaro ay saameyn ku yeelan karto siyaasiyiinta taageraysanaa hindisahan oo uu ugu horreeya hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga

Haddaba maxaa xal u ah siyaasiyaanta looga guulaystay dacwadda BBI-da.
Qareenka ayaa ka sharraxay

Dhanka kale shacabka ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa muujiyeen ra’yi kala duwan oo la xariirta go’aankii maxkmadda racfaanka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments