Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ducaale oo u riyaaqay go’aankii maxkamadda racfaanka ay meesha uga saartay BBI

DHAGEYSO:Ducaale oo u riyaaqay go’aankii maxkamadda racfaanka ay meesha uga saartay BBI

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay maxkamadda racfaanka meesha uga saartay BBI.
Waxaa uu xusay in qorshahan uu ahaa mid ay laba shakhsi wadeen balse aynan dani ugu jirin kenyaanka.
Mar uu arrimahan ka hadlayay mudanaha deegaanka Garissa Township ayuu yiri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments