Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kenyaanka oo muujiyay rajadooda ku aaddan go’aanka maxkamadda ee BBI

DHAGEYSO:Kenyaanka oo muujiyay rajadooda ku aaddan go’aanka maxkamadda ee BBI

Iyadoo saacadaha nagu soo aaddan la filayo in la ogaado mustaqbalka qorshaha sharci beddelka ee BBI ayay qaar ka mid ah shacabka dalka siyaabo kala duwan uga hadleen arrinkan.
Qaar ka mid ah dadweynaha ayaa rajeynaya in garsoorayaasha uu hoggaaminayo madaxa maxkamadda racfaanka Daniel Musinga ay ayidi doonaan go’aankii maxkamadda sare ay ku laashay nidaamkan.
Sidoo kale Kenyaanka qaar ayaa sheegaya in xaakinnada ay soo saari doonaan go’aan wadanka u horseedaya inay afti dastuuri ah ka dhacdo si xeerarka degsan wax looga beddelo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments