Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada midoobay oo warbixin ka soo saartay shakhsiyaad ay Taalibaan ku raadjoogto

Qaramada midoobay oo warbixin ka soo saartay shakhsiyaad ay Taalibaan ku raadjoogto

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa lagu soo warramayaa inay soo saartay warbixin digniin ah ka dib xog-uruurin ay sameysay.
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in kooxda Taalibaan ee la wareegtay maamulka dalka Afghanistan ay si gaar ah ugu raadjoogto howlwadeenadii la shaqeynayay Maraykanka iyo ciidamada gaashaanbuurta NATO.
Kooxda ayaa xogta lagu ogaaday inay baaritaan ka sameynayso guriba guriga ku xiga si ay shakhsiyaadkan gacanta ugu dhigto.
Waxaa warbixinta ku cad in Taalibaan ay adeegsanayso liis ay mudnaanta koowaad siinayso iyadoo ku goodisay inay howlwadeenadan ka takhalusi doonto.
Sidoo kale hadii saraakiishan aynan isku soo dhiibin Taalibaan waxaa la xirayaa xubnaha qoysaskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments