Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Seddax qof oo qarax lagu dilay dalka Pakistan

Seddax qof oo qarax lagu dilay dalka Pakistan

Ugu yaraan saddex qof ayaa dhimatay 50 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii bam lagu qarxiyay socod ay muslimiinta Shiicadu ku marayeen bartamaha wadanka Pakistan, sida ay saraakiishu sheegeen.
Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay khamiista maanta iyadoo dadka muslimiinta ah ay xusayeen maalinta 10 -aad ee Ashuura bisha barakaysan ee Muxarram.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments