Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhimasho ka dhalatay mudaaharaad ka dhacay magaalada Jalalabad ee Afghanistan

Dhimasho ka dhalatay mudaaharaad ka dhacay magaalada Jalalabad ee Afghanistan

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay mudaaharad ka dhan ah calanka dawladda Afghanistan oo ay Taliban ka saartay goobihii ay ka babanayeen.
Dibadbaxan ayaa ka dhacay magaalada Jalalbad waxaana ku dhaawacmay dhawr qof.
Dibadbxayaasha ayaa ka biyo diidsanaa in calanka Taliban laga taago magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments