Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Sheikh Axmed Badaawi oo ka mid ah culimada suufiyada oo ku geeriyooday...

DHAGEYSO:Sheikh Axmed Badaawi oo ka mid ah culimada suufiyada oo ku geeriyooday Nairobi

Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaa maalinti Isninta ahayd ee 16 -8-2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya  allaha u naxariistee sheeq Axmed Badawi Sayid Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ahaa culimadii ugu waawayna ee Ahlu suna Waljamaaca ee soomaaliyeed oo ku noolaan jiray magaalada muqdisho ee caasumada soomaaliya. Qaar ka mid ah ehelka ayaa ka tacsiyeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments